Madaxweyne Erdogan oo Maraykanka ku eedeeyey inuu taageero argagaxisada

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu taageerayo argagixisada isla markaana uu garab siinayo maleeshiyaadka Kurdiyiinta PKK. Turkiga ayaa ku eedeeyay dilka 13 qof inay ka dambeeyeen kooxda PKK, hase ahaatee Mareykanka ayaa sheegay in uu cambaareynayo dilka waa haddii la xaqiijiyo in kooxda PKK ay ka dambeysay. Erdogan ayaa ku tilmaamay … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo Maraykanka ku eedeeyey inuu taageero argagaxisada